udabaal dagidda maalinta caalamiga ee kaymaha
U Dabaal Dagida Maalinta Caalamiga ah ee Kaymaha! Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada – JFS ayaa Maanta magaalada Muqdishu ku qabatay xuska Maalinta kaymaha Aduunka oo ku beegan 21 Maarso 2024. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada waxa ay qiraysa doorka muhiimka ah ee kaymuhu ku leeyahiin nolasha bulshada Soomaaliyeed, laf-dhabarna u ah xalka waara iyo […]
maalinta saadaasha hawada
Maalinta Saadaasha Hawada Adduunka! Maanta oo ay ku beegan tahay maalinta saadaasha hawada adduunka 23 Maarso 2024, haddeynu nahay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada – JFS waxaan hambalyo u direynaa khubarada saadaasha hawada adduunka oo dhan si gaar ah khubarada soomaaliyeed, u heellanaanta iyo fahamka ay u leeyihiin saadaalinta cimilada. Sooomaaliya oo ku taala Juquraafi […]
warar
wararka maanta
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

