Ministry of Environment & climate change

cropped-wasaaaaaarad.jpg
wasiir
previous arrowprevious arrow
next arrownext arrow

U Dabaal Dagida Maalinta Caalamiga ah ee Kaymaha!

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada – JFS ayaa Maanta magaalada Muqdishu ku qabatay xuska Maalinta kaymaha Aduunka oo ku beegan 21 Maarso 2024.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada waxa ay qiraysa doorka muhiimka ah ee kaymuhu ku leeyahiin nolasha bulshada Soomaaliyeed, laf-dhabarna u ah xalka waara iyo wax ka qabashada Isbedelka Cimilada.

Maalintan caalamiga ah ee Kaymaha, waxaan dib u ballan qaadnay inaan si wadajir ah uga shaqeyno ilaalinta iyo maaraynta joogtada ah ee dhirta iyo kaymaha ayadoo isla manta howl wadeenadda wasaaradda uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ay dhir kordhin ku sumeeyeen xarunta baxnaanaynta dhirta ey wasaaradu aasaastay.

“Aynu xaqiijino mustaqbal ka cagaaran dhammaanteen!”

–DHAMMAAD—

Waxii faah-faahin ah fadlan la xiriir Xafiiska Warbaahinta Wasaarada Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada
media@moecc.gov.so
https://www.instagram.com/moecc.somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *